Munaasabadda maalinta dhirbeerista Soomaaliya oo lagu qabtay Beledweyne.

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – xuska munaasabada maalinta dhir beerista soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa hirshabeelle ayaa lagu qabatay maanta Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.