Maamulka Degmada Xawaadleey oo Ka hadlay Roob dabeeylo wata oo kada,ay Degmadaasi.

0
60

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Xawaaleey ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamed Cali Iidoor oo lahadlay Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa sheegay in Roobkii kada,ay Degmadaasi oo saameyn ku yeshay Ganacsiga iyo Isusocodka Degamdaasi waxaana uu sheegay in aysan Degmada Kajirin Goobo waxbarasho, Isbitaalo iyo Sidoo kale Adeegyadii kale ee Bulshada isagoo Xusay in wali ay jiraan Kiisas laxiriira Cudurka Shuban biyoodka oo kajira Degmadaasi.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab caddow.