Dhalinyarada Jowhar Oo ku Baaqay Hirgalinta goobo lagu barto Xirfadaha gacanta.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhal magaalada jowhar ayaa ka hadlay sida loo horumarinkaro xirfadaha dhalinyarada waxa ayna sheegen in muhiimtahay hirgalinta goobaha
lagu barto xirfadaha gacanta.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.