Biyo mareeno loogu tala galay xili roobaadka oo laga sameeyay Qardho.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Qardho ee gobalka karkaar ayaa sameeyay biyo furino ay biyaha maraan xiliyada roobka si aysan biyaha ugu fatahi Magaalada Qardho.

Ololahan biyaha lagu furay waxaa iska kaashanayo bulshada degmada qardho iyo maamulka degmada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.