Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaay sidii siyaad qaran ooga yeelan lahaa arimaha tahriibka iyo soogalootiga , kulan ayaa waxaa ka qeyb galay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynah JFS u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta, Soogalootiga iyoxubno ka tirsan golaha wasiirada.
Waxaa Soojeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.