Dowladaha Soomaaliya Iyo Finland oo kala hadlay Xoojinta Xiriirka labada Waddan.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) –Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Ergeyga gaarka ee dhexdhexaadinta Nabadda Geeska Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland, Mudane Suldaan Saciid Axmed, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.

Waxaa SooJeedinaya :- Abdiwali Ahmed Tima Cadde.