Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Oo Loogu Mahadceliyay Kaalintooda Sugida Amniga.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) – Magalada baydhabo waxaa lagu qabtey kulan looga mahadelinaayey laguna bogaadinaayey dhalinyarada xaafadaha magalada baydhabo kaalinta wanaagsan ee ay ka qaateen sugida amniga intii lagu guda jirey bisha barakeysan ee ramadaan.

Waxaa SooJeedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen.