Dad u soo Ritay cudurka shuban biyoodka oo la dhahay Isbitaalka Banaadir ee Muqdisho.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) –Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banadir ayaa la soo gaarsiyay in ka badan seddax boqol oo qof oo uu haleelay cudurka shuban-biyood iyo daacuun-calooleed kuwaasi oo hada lagu dabiibaayo cusbitaalka.

Waxaa SooJeedineysa:- Xalima Cali Ibrahim