Dab khasaare geystay oo ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee gobolka Nugaal.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) – Dab xoogan ayaa maanta ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal, kaas oo loo badinayo in uu ka dhashay isbeddelka Cimilada ee sii kululaanaysa.

Dabkan ayaa la sheegay in uu sababay khasaare soo gaaray dhul daaqsimeedka siman ee dooxada Dalsan oo ku dhow degmada Dangorayo.

Waxaa SooJeedinaya :- Abdiwali Ahmed Tima Cadde.