Ciidamo la kala dhex-dhigay maleeshiyaadkii ku dagaalamay degaanno hoostaga degmada Walanweyn.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) –Maamulka degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Idiris Maxamed Nuur  ayaa Ciidamo kala dhex-dhigeen laba maleeshiyo Beeleed oo dhawaan ku dagaalamay Tuulooyin hoos yimaada degmada Wanlaweyn .

Waxaa SooJeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.