Wasaaradda Beeraha Dalka oo ka Warbixisay Cabashooyin ka yimid Beeraleeyda Soomaaliyeed.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) – Wasiirka wasaradda beeraha iyo waraabka xukuummada fadeeralka soomaaliya mudane Maxamed Cabdi xayir mareeye ayaa ka jawaabay cabashooyin ay beeraleyda ku qabeen ciidamada jooga baraha lagu baaro baabuurta sida khudaarta soo gasha  Magaalada Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.