Shir ku Saabsanaa dardargalinta Sugidda Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan oo looga hadlayay xoojinta Amniga caasimadda ee Muqdisho  ayaa lagu qabtay gobolka Banaadir waxaana ka qeyb galay taliyaasha laamaha amaanka, gudoomiyaasha degmooyinka qaar ee Gobolka banaadir iyo kusimaha duqa Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.