Wiil 7-jir ah oo aano qabiil loogu dilay degmada Wala-weyn.

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wararka aan ka heleyno degamada wala weyn ee Gobolka shabeellaha hoose ayaa sheegaya in degmadaasi aano qabiil loogu dilay wiil 7 sano jir ah kadib dagaalo qabiil oo halkaasi ka socday mudooyinkan.

Gudoomiyaha Maxkamada Degmada wala weyn Maxamed Abuukar Buule ayaa warbaahinta kaga warbixiyay dhacdada ka dhacday Degmada walaweyn.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.