Tartan Kubadda Cagta oo lagu soo gaba-gabeeyay degmada Balcad.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa lagu soo gaba gabeeyay tartan loo qabtay kooxaha ka dhisan degmadaasi, tartankaasi oo ku dhisnaa inta lagu gudi jiray bisha barakeysa ee ramadaan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.