Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Oo Sheegay In Dalka uu U Baahanyhay Xabsiyo Waaweyn.

0
91

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed oo ka hadlaya dambiyada dalka ka dhaca iyo heerarka kala duwan ee dambiyadu ay maran ayaa sheegay in guud ahaan dalka ay ka dhacaan dambiyo badan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.