Madaxweynaha Hirshabeelle oo hambalyo udiray Ciidamada xoogga Soomaaliyeed.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cali Cabdullaahi Xuseen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane ayaa ugu hambalyeeyay 12-ka April oo ku beegan maalintii dhidibada loo taagay Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.