Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Jowhar caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeele ee iibisa dalagga sisiinta ayaa waxa ay ka warbixiyeen sida ay noloshooda uga mareyaan ganacsiga sisiinta.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.