Dowladda Soomaaliya oo beenisay wararka sheegaya in ay heshiis la gashay Itoobiya

0
98

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli saacadihii la soo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Soomaaliya heshiis dhinaca badda ah la gali doonto dowladda Itoobiya ayaa waxaa warkaasi beeniyay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.