Dhaqaatiirta Dhoobleey oo bulshada uga digay isticmaalka Maandooriyaha.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadba sanadka ka dambeeya waxaa bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ku soo badanaya isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya oo saameyn ku yeelan kara nolosha qofka isticmaala iyo dadka ka agdhow.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.