Barakacyaal ku nool Jowhar Oo Codsaday In loo dhiso Masjid ay salaada ku oogaan..

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamka tofiiq waxaa uu ka mid yahay kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ku nool dad ka soo barakacay degmooyin iyo tuulooyin hoosyimaada Jowhar.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.