Kulan ciyaareed Loogu magac daray is dhaxgalka Bulshada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
90

Garoonka kubadda Cagta waamo ee magaalada kismaayo ayaa lagu qabtey kulan Ciyaareed u dhaxeeyey Ciyaartoyda degmada kismaayo iyo Ciyaartoyda degmada Badhaadhe Ee dowlad Goboleedka juballand Taasi oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarad dowlada goboleedka Jubaldand iyo Ururka Kubada Cagtada juballand.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.