Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo lakulmay Madaxweynaha Dalka kenya.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.