Haweenka caanaha iibiya ee Kismaayo oo codsaday in loo dhiso suuq ay ku ganacsadaan.

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Haweenka soomaaliyeed ayaa tan iyo markii bur burkii dalka waxa ay masuuliyad iska sareen korinta caruurtooda waxa ayna ka qeyb qataan biilka reer ayagoo qabta shaqooyin kala duwan.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.