Bulshada Soomaliland Oo Loogu baaqay in ay ka qayb qaatan ilaalinta Nabad geliyada.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan oo ay iskugu yimaadeen dhamaan saraakiisha booliska soomaaliland ayaa shir gudoominayay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliland Sareeye Gaas Mohamed Aadan , waxaana Shirka Oo Mudada Uu Socday Si weyn La iskula Lafa Guray Adkaynta Nabadda guud ahaan deegaanada Maamulka Soomaliland.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.