Shacabka Jowhar oo Hambalyada Ciidul fidriga udiray qoyskooda iyo Umadda Muslimiinta ah.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul fitriga ayaa waxaa siwyn looga ciideysanaya afarta xaafadood ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.