Kulan Looga hadlayay Amniga goobaha ciidda loo asteeyey Oo Lagu qabtay Garoowe.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudiga Caasimada Gobolka Nugaal ayaa yeeshey kulankoo Todobaadlaha ahaa ee looga hadlaayey Amniga Caasimada iyo u diyaargarowga Maalinta Ciida iyo sidii Shacabka Gobolka Nugaal ay sugi lahaayeen goobaha lagu tukanaayo Salaada Ciida

Waxaa SooJeedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen.