War-murtiyeed laga Soo Saaray Wahadalladii Dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa war-murtiyeed wadajir ah ka soo saaray Safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya, wuxuuna u dhignaa sida tan.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.