U diyaar garowga Munasabdda Ciidda Oo Laga Daremayo Goobaha lagu iibiyo Macmacaanka Suuqyada Jowhar.

0
70

Jowhar – ( Radio Isnaay ) iyadoo fooda noogu soo heyso munaasabada Ciidda fidriga ayaa waxaa u diyargarowga munaasabadaasi laga dareemaya goobaha lagu iibiyo macmacaanka iyo goobaha lagu tolo dharka ee suuqyada magaalada Jowhar.

Waxaa SooJeedineysa:-Xaliima Cali Ibrahim.