Suxufiyiinta Radio Isnaay oo Tababar loogu soo Gaba-gabeeyay Jowhar.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxana tababarkan loo qabtay howlwadeennada Warbaahinta Isnaay, inta uu socday tababarkan waxaa lagu bartay sida loo qaado wareysiyadda, sameynta sheekooyin xiiso badan oo la xiriira bulshada, anshaxa warbaahinta iyo habka ay tahay in ay isugu xirmaan Raadiyaha bulshada iyo deegaanka.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here