Qoysas ka soo barakacay Gobalka Sh. Hoose oo deeq raashin ah loogu qaybiyay Muqdisho.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad kun Qoys oo ka soo Barakacay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa deeq raashiin ah loogu qeybiyay duleedka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here