Jowhar – ( Radio Isnaay )- Iyadoo dhawaan laga barakacay tuulada Iji oo hoostagta degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeella dhexe musiibadii ka dhacday awgeed ayaa hatan waxaa dadaal badan muujinayo guddigii loo doortay in ay uqidmeyaan.
Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.