Qaar ka mid ah Culimadda Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay ansixinta cutubyo ka tirsan dastuurka.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan ay Magaalada Muqdisho ku yesheen Qaar ka mid ah Culimada soomaaliyeed ayaa waxa ay soo dhaweyeen Ansixinta afarta cutub ee dastuurka dalka oo dhawaan ay ansixiyeen Barlamaanka Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here