Kulan looga hadlayay saameeynta isbadalka cimilada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane ayaa shir gudoomiyay kulan ay Wasaaraddu isugu yeertay golaha dhalinyarada degmada Kismaayo, haweenka degmada, odayaasha dhaqanka Jubbaland iyo maamulka degmada kismayo.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here