Dab qasaaro geystay oo ka kacay Xaafadda Horseed Ee Magaalada Jowhar.

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Khasaaro hantiyadeed oo farabadan ayaa ka dhashay Dab xooggan oo xalay saqdii dhexe ka kacay xarun ganacsi oo lagu dhubo, laguna iibiyo waxyaabaha macmacaanka sida buskudka taas oo ku taala xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar.

Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here