Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay In aysan Isticmaalin Daawo uusan Dhaqtar Qorin.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqaatiirta magaalada jowhar ayaa bushada uga digay inaay qaataan dawooyin uusan dhaqtar usoo qorin taasi oo keeni karto  caafimaad daro waxaana jirta qaar kamid ah bulshada  inaay  iska tagaan goobo ganacsi oo dawooyinka ay kasoo iibsadaan.

Waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here