Boqolaal Qaxooti Soomaali Ah oo ku nool Xerada dhagaxley oo la’ Masjid ay ku tukadaan.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay )  Xaafada Buulo Barwaaqo oo ka tirsan Xerada qaxootiga dhagaxleey ayaa waxaa kajira baahiyo dhanka masaajida , Shacab aad utira badan oo ku nool xeradaasi kuwaa oo ka kala yimid meelo kala duwan ayaa ka cabanaya meel ay ku oogaan salaada cilmigane loogu aqriyo caruurta.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here