Haween ku nool Baydhabo oo fursado ganacsi uga faa’ideysanaya bisha Ramadaan.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta lagu guda jira bisha barakeysan ee ramaadan waxaa inta badan la xiraa maqaayadaha sida maalinlaha ah Wax looga iibsan jirey kuwaasi oo shaqadooda ay aheyd haween fara badan si ay uga maareyaan noolashooda balse haweenka qaar ayaa ah kuwa aan xirin maqayooda ayigoona sameeya afur si ay u sii wataan shaqadooda meesha qaarkoodana ay iska nastaan bisha ramadaan.

waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here