Waalidiinta Dhalay Carruurta Bahiyaha Gaarka Qabo oo Loogu Baaqay In Ay Waxbaraan Ubadkooda

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiayaha Dallada Waxbrshada Shabelle C/qaadir  Max’uud Waasuge ayaa ugu baaqay waalidiinta dhalay Caruurta bahiyaha gaarka qabo in loo hayo fursado waxbarsho oo ugaar ah isla markaana si bilaash ah ay ku baran doonaan.

Waxaa SooJeedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here