Shir ku Saabsan sidii dadka danyarta ah gargaar loo gaarsiin lahaa Oo Baydhabo ka dhacay

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdinaasir Cabdi Caruush oo ay wehliyaan Wasiirada Wasaaradaha Amniga, Bay,adda Batroolka, Gaadiid iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa Qaabilay Madax ka socotay Hay,addaha UNKA oo Maanta Safar shaqo kuso Gaaray Magaalada Baydhabo.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here