Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Degmada Beledweyne mudane Omar Alasow ayaa shir Gudoomiyay shir lala yeeshay Howl-wadeeno kasocday mashruuca PIU Wold Bank, UNPOS iyo Shirkada Geotech ee sameeyneyso qiimeynta wadooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha laga hirgilinaayo magaalada Beledweyne.
waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.