Ololaha dhireynta iyo Horumarinta Deegaanka Oo laga Bilaabey Iskuulada Kismaayo.

0
49

Jowhar (Isnaay Radio)- Uruurka dhalinayarada Cagaarsan oo ay ku midoobeen dhalinyaro isu abaabulay horumarinta badqabka degaanka iyo sare u qaadidda bilicda Deegaanka oo kaa shanaya Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ayaa dhir beeris ka sameeyey qaar ka mid ah Iskuulada Degmada Kismaayo.

Waxaa SooJeedinaya :- Abdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here