Jowhar (Isnaay Radio)- dhalinyaro badan oo ku nool magaalada jowhar ayaa la yimid xirfado kale duwan waxa ay ku maareyaan nolosha qoyskooda iyo naftooda , sido kale waxa ay ku dhiiradeyn in ay dhaqaalo ka soo saaraan tolista dharka si ay uga maarmaan shaxaadka.
Waxaa SooJeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi .