Qiimaha lagu iibiyo hilibka Suuqyada Magaalada Jowhar oo sare ukacay.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare ukac ayaa laga dareemayaa qiimha lakala siisto hilibka lagu iibiyo suuqyada magaalada jowhar xiili lagu guda jiro bisha bakareeysan ee Ramadaan taasi oo sababtay xoolo dhaqatadii oo fogaaday & kuleylo daran oo wadanka ka jira.

Warbixintaan Waxaa Soo Jeedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here