Kuleel daran oo soo wajahday bulshada Magaalada Jowhar.

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Magaalada Jowhar ee caasimadda dolad goboleedka Hirshabeelle waxaa maalmihii ugu dambeyay laga dareemaya kuleel aan la arag sanadihii la soo dhaafay kaasi oo gaaray ilaa iyo 39 degree.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here