Xaalad Biyo la,aan oo ka jirta Deegaanka Califooldheere Ee Duleedka Degmada Mahadaay.

0
60

Jowhar -( Radio Isnaay ) – In ka baddan 1000 qoys oo Dagan deegaanka cali fooldheere  ee duleedka Mahadaay   ayaa laga soo sheegayaa inaay soo foodsaartay biyo la,aan baahsan kadib markii ay qalaleen biyahii ku jiray warahii ay ka daansan jireen xilligii ay fatahaada soogashay deegaankaasi.

Waxaa Soo Jeedineysa :- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here