Suuq Cusub oo laga Hirgaliyay Magaalada Jowhar.

0
79

Jowhar -( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar ka daahfurtay suuq cusub kaasi oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo wax soo saarka beeraha.

Waxaa soo jeedinaya : –Maxamed Nuur.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here