Kulan Looga hadlaayey Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
77

Jowhar (Isnaay Radio)  Kulanka looga hadlaayey Xaaladaha guud ee Degmada Baydhabo dhinacyada Hormarada Ka socda sidii loo dardargalin lahaa kaabiyaasha dhaqaalaha iyo Arimaha Amaanka waxaana Shir gudoominaayey Gudoomiyaha Degmada Badhabo ahna Duqa Magaalada Abdullahi Ali Watiin waxaana ka qeyb galay Gudoomiyaaha Xaaadaha Magaalada.

Waxaa Soo Jeedinaya :- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here