Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo Loogu Baaqay In ay ka qeyb qaataan Horumarinta Deegaanka.

0
132

Jowhar (Isnaay Radio )  Horumarinta deegaanku waxaa kaalin weyn ka qaata dhalinyarada marka loo fiiriyo howlaha adag e la qabanaayo marka ay taagan tahay in la horumariyo deeegaanka

Dhalinyaradu waxa ay ka qeyb qaataan hanaan walbo oo loo mari karo dib u soo celinta bilida deegaanka nadaafada & qeybaha kale ee bulshada u baahan yhiin.

Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here