Kulan Looga hadlaayey Xalinta Khilaafaadka dhulalka Oo ka dhacay Baraawe.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa kormeerey Xafiiska Gudiga Xalinta Khilaafaadka ee Waaarada Cadaalada iyo Garsoorka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya : –  Abdiwali Ahmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here