JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Maamulka Galmudug oo kashaneeyso Haya’adda UNDP ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay kulan looga Hadlayay hormarinta tallabooyinka la qabsiga isbedelka cimilada.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.